caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 20

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:20

فَأَلْقَىٰهَا فَإِذَا هِىَ حَيَّةٌ تَسْعَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub20. Markaasuu tuuray, mise! Waa abeeso ordaysa.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70