caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 21

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:21

قَالَ خُذْهَا وَلَا تَخَفْ سَنُعِيدُهَا سِيرَتَهَا ٱلْأُولَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub21. (Alle) wuxuu yidhi: “Qaado, hana cabsan, Waxaanu ku celin sideedii hore.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70