caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Baqara, aayadda 2

Madiina · kala horreynta soo dejinta 87 · 2:2

ذَٰلِكَ ٱلْكِتَٰبُ لَا رَيْبَ فِيهِ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Kitaabkaa (Qur’aanka), shaki kuma jiro, waa u hanuun dhowrsanayaasha [2].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70