caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Baqara, aayadda 3

Madiina · kala horreynta soo dejinta 87 · 2:3

ٱلَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِٱلْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ ٱلصَّلَوٰةَ وَمِمَّا رَزَقْنَٰهُمْ يُنفِقُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Ee ah kuwa rumeysan Ghaybka [3], ooga salaadda, waxaan siinnayna wax ka bixiya.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70