قَالَ فَٱخْرُجْ مِنْهَا فَإِنَّكَ رَجِيمٌ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub34. (Alle) wuxuu yidhi: Haddaba Ka bax (Jannada), adigu waa lagu deyrshaye.