caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Hijr, aayadda 35

Makka · kala horreynta soo dejinta 54 · 15:35

وَإِنَّ عَلَيْكَ ٱللَّعْنَةَ إِلَىٰ يَوْمِ ٱلدِّينِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub35. Waxaana xaqiiq dushaada ah Nacalad ilaa Maalinta is Abaal marinta 'Qiyaamada'.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70