caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yusuf, aayadda 16

Makka · kala horreynta soo dejinta 53 · 12:16

وَجَآءُوٓ أَبَاهُمْ عِشَآءً يَبْكُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub16. Waxayna u yimaadeen aabbahood habeen goor fiid ah iyagoo ooyaya.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70