caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Inshiqaaq, aayadda 13

Makka · kala horreynta soo dejinta 83 · 84:13

إِنَّهُۥ كَانَ فِىٓ أَهْلِهِۦ مَسْرُورًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub13. Wuxuu ahaa xaqiiq mid Ehelkiisa dhexdooda (waagii adduunka) kibirsan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70