caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Anfaal, aayadda 21

Madiina · kala horreynta soo dejinta 88 · 8:21

وَلَا تَكُونُوا۟ كَٱلَّذِينَ قَالُوا۟ سَمِعْنَا وَهُمْ لَا يَسْمَعُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub21. Ha noqonnina sida kuwii yidhi: Maqallay, iyagoon waxba maqlayn.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70