caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Insaan, aayadda 24

Madiina · kala horreynta soo dejinta 98 · 76:24

فَٱصْبِرْ لِحُكْمِ رَبِّكَ وَلَا تُطِعْ مِنْهُمْ ءَاثِمًا أَوْ كَفُورًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub24. Ee ku samir Xukunka Rabbigaa, hana adeecin denbiile iyo abaal darne midna.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70