وَٱصْبِرْ عَلَىٰ مَا يَقُولُونَ وَٱهْجُرْهُمْ هَجْرًا جَمِيلًا Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub10. U samir waxay (gaaladu) yidhaahdaan, oo uga dheerow si qurxoon.