caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Jinn, aayadda 19

Makka · kala horreynta soo dejinta 40 · 72:19

وَأَنَّهُۥ لَمَّا قَامَ عَبْدُ ٱللَّهِ يَدْعُوهُ كَادُوا۟ يَكُونُونَ عَلَيْهِ لِبَدًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub19. Markuu addoonkaa Alle (Nabi Muxammad) istaagay isagoo (Alle Keliya) baryaya, waxay jinku u dhowaadeen inay is buurtaan dushiisa (si ay u dhageystaan).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70