caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Jinn, aayadda 18

Makka · kala horreynta soo dejinta 40 · 72:18

وَأَنَّ ٱلْمَسَٰجِدَ لِلَّهِ فَلَا تَدْعُوا۟ مَعَ ٱللَّهِ أَحَدًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub18. Masaajidda (iyo dhulkoo dhan) waxaa leh Alle keliya, ee ha kula baryina (caabudina) Alle cid kale.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70