caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Haaqqa, aayadda 13

Makka · kala horreynta soo dejinta 78 · 69:13

فَإِذَا نُفِخَ فِى ٱلصُّورِ نَفْخَةٌ وَٰحِدَةٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub13. Ee marka Buunka (Qiyaame) la afuufo afuufid keliya (afuufka hore),
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70