caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Haaqqa, aayadda 12

Makka · kala horreynta soo dejinta 78 · 69:12

لِنَجْعَلَهَا لَكُمْ تَذْكِرَةً وَتَعِيَهَآ أُذُنٌ وَٰعِيَةٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub12. Si aan idiinkaga dhigno waano, oo una xafiddo dheg wax maqasha oo u fahanto.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70