caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Haaqqa, aayadda 14

Makka · kala horreynta soo dejinta 78 · 69:14

وَحُمِلَتِ ٱلْأَرْضُ وَٱلْجِبَالُ فَدُكَّتَا دَكَّةً وَٰحِدَةً

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub14. Dhulka iyo buurahana laga rujiyo meelahooda, oo la baduugo baduugid mar keliya ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70