caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Waaqia, aayadda 73

Makka · kala horreynta soo dejinta 46 · 56:73

نَحْنُ جَعَلْنَٰهَا تَذْكِرَةً وَمَتَٰعًا لِّلْمُقْوِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub73. Annaga (Alle ah) baa waxaynu ka dhignay xusuus; iyo waxay ku intifaacaan kuwa ku safra saxraha 'iyo qeyrkoodba' [6].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70