caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Waaqia, aayadda 72

Makka · kala horreynta soo dejinta 46 · 56:72

ءَأَنتُمْ أَنشَأْتُمْ شَجَرَتَهَآ أَمْ نَحْنُ ٱلْمُنشِـُٔونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub72. Ma idinkaa kuwa u soo saara geedaha, mise Annaga (Alle ah) weeye soo saarayaasha?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70