caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Waaqia, aayadda 70

Makka · kala horreynta soo dejinta 46 · 56:70

لَوْ نَشَآءُ جَعَلْنَٰهُ أُجَاجًا فَلَوْلَا تَشْكُرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub70.Haddaan doonno, Waxaan ka dhigeynaa jaan dhanaan oo milix ah (aan la dhami karin), ee maad ku shukridaan (Alle)?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70