caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ar-Rahmaan, aayadda 35

Madiina · kala horreynta soo dejinta 97 · 55:35

يُرْسَلُ عَلَيْكُمَا شُوَاظٌ مِّن نَّارٍ وَنُحَاسٌ فَلَا تَنتَصِرَانِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub35. Wuxuu idinku soo diri olol naar ah iyo maar 'la dhalaaliyey' [7], ma kareysaan inaad is difaacdaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70