caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Tur, aayadda 41

Makka · kala horreynta soo dejinta 76 · 52:41

أَمْ عِندَهُمُ ٱلْغَيْبُ فَهُمْ يَكْتُبُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub41. Mise waxay og yihiin waxa qarsoon aan muuqan oo ay qoraan?.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70