caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Tur, aayadda 42

Makka · kala horreynta soo dejinta 76 · 52:42

أَمْ يُرِيدُونَ كَيْدًا فَٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ هُمُ ٱلْمَكِيدُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub42. Mise waxay kula maaggan yihin dabin, kuwase gaalooba waa iyaga kuwa ku jaba dabinkooda.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70