caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Adh-Dhaariyat, aayadda 40

Makka · kala horreynta soo dejinta 67 · 51:40

فَأَخَذْنَٰهُ وَجُنُودَهُۥ فَنَبَذْنَٰهُمْ فِى ٱلْيَمِّ وَهُوَ مُلِيمٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub40. Markaasaan qabannay isaga (Fircoon) iyo askartiisiiba oo xoog ugu tuurnay badda isagoo eedeysan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70