caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Adh-Dhaariyat, aayadda 41

Makka · kala horreynta soo dejinta 67 · 51:41

وَفِى عَادٍ إِذْ أَرْسَلْنَا عَلَيْهِمُ ٱلرِّيحَ ٱلْعَقِيمَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub41. Reer Caadna (waxaa ku sugan calaamo lagu waano qaato) markaan ku dirnay dabeyl ma dhaleys ah [7].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70