caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Adh-Dhaariyat, aayadda 39

Makka · kala horreynta soo dejinta 67 · 51:39

فَتَوَلَّىٰ بِرُكْنِهِۦ وَقَالَ سَٰحِرٌ أَوْ مَجْنُونٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub39. Wuuse jeestay (Fircoon) isagoo ay la jiraan ciidammadiisii oo yidhi: 'Kani Muuse' waa saaxir ama jinnoole.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70