caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ad-Dukhaan, aayadda 4

Makka · kala horreynta soo dejinta 64 · 44:4

فِيهَا يُفْرَقُ كُلُّ أَمْرٍ حَكِيمٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Habeenkaas (Laylatul Qaddarka) baa la gooyaa arrin kasta oo xigmo leh.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70