caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ad-Dukhaan, aayadda 3

Makka · kala horreynta soo dejinta 64 · 44:3

إِنَّآ أَنزَلْنَٰهُ فِى لَيْلَةٍ مُّبَٰرَكَةٍ إِنَّا كُنَّا مُنذِرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Xaqiiq, waxaanu soo dejinnay (Qur’aanka) habeen barakaysan [2]. Waxaanu nahay kuwa diga.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70