caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Az-Zumar, aayadda 62

Makka · kala horreynta soo dejinta 59 · 39:62

ٱللَّهُ خَٰلِقُ كُلِّ شَىْءٍ وَهُوَ عَلَىٰ كُلِّ شَىْءٍ وَكِيلٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub62. Alle waa abuuraha wax walba, wax walbana Isagaa talada u haya oo maamula.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70