caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Saad, aayadda 21

Makka · kala horreynta soo dejinta 38 · 38:21

وَهَلْ أَتَىٰكَ نَبَؤُا۟ ٱلْخَصْمِ إِذْ تَسَوَّرُوا۟ ٱلْمِحْرَابَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub21. Ma ku soo gaaray warka dood qabayaa- shii, markay Mixraabka ugu soo dhaceen.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70