caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 112

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:112

وَبَشَّرْنَٰهُ بِإِسْحَٰقَ نَبِيًّا مِّنَ ٱلصَّٰلِحِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub112. Waxaan (markaa kaddib) ugu bishaareynay Isxaaq [11] _ Nabi ka mid ah kuwa wanaagsan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70