caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yaseen, aayadda 73

Makka · kala horreynta soo dejinta 41 · 36:73

وَلَهُمْ فِيهَا مَنَٰفِعُ وَمَشَارِبُ أَفَلَا يَشْكُرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub73. Waxaana ugu sugan manaafacaad kale iyo cabbitaanno. Ee Miyayna mahadineyn?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70