caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yaseen, aayadda 74

Makka · kala horreynta soo dejinta 41 · 36:74

وَٱتَّخَذُوا۟ مِن دُونِ ٱللَّهِ ءَالِهَةً لَّعَلَّهُمْ يُنصَرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub74. Waxayse yeesheen Alle ka sokow ilaahyo kale si ay ugu gargaaraan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70