caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yaseen, aayadda 72

Makka · kala horreynta soo dejinta 41 · 36:72

وَذَلَّلْنَٰهَا لَهُمْ فَمِنْهَا رَكُوبُهُمْ وَمِنْهَا يَأْكُلُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub72. Oo aan u laylinnay, sidaa awgeed waxna way adeegsadaan rukuub ahaan, waxna wax ka cunaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70