مُسْتَكْبِرِينَ بِهِۦ سَٰمِرًا تَهْجُرُونَ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub67. Idinkoo isku kibrin (inaad tihiin ehlu Xaramka - Kacbada), ku caweeya habeenka hadal xun aad ka sheegtaan [12].