caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muminoon, aayadda 114

Makka · kala horreynta soo dejinta 74 · 23:114

قَٰلَ إِن لَّبِثْتُمْ إِلَّا قَلِيلًا لَّوْ أَنَّكُمْ كُنتُمْ تَعْلَمُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub114. Wuxuu odhan: “Ma aydaan joogin adduunka in yar ma’ahee haddaad ogaan lahaydeen.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70