caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muminoon, aayadda 115

Makka · kala horreynta soo dejinta 74 · 23:115

أَفَحَسِبْتُمْ أَنَّمَا خَلَقْنَٰكُمْ عَبَثًا وَأَنَّكُمْ إِلَيْنَا لَا تُرْجَعُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub115. Ma waxaad mooddaan inaan idiin abuurnay dheel, oo aan Xaggayaga la idiin soo celineyn?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70