caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Anbiyaa, aayadda 93

Makka · kala horreynta soo dejinta 73 · 21:93

وَتَقَطَّعُوٓا۟ أَمْرَهُم بَيْنَهُمْ كُلٌّ إِلَيْنَا رَٰجِعُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub93. Waxayse u kala goosgoosteen diintoodii (kooxo) dhexdooda [32]. Xaggayagay dhammaan u soo wada noqon.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70