caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Anbiyaa, aayadda 60

Makka · kala horreynta soo dejinta 73 · 21:60

قَالُوا۟ سَمِعْنَا فَتًى يَذْكُرُهُمْ يُقَالُ لَهُۥٓ إِبْرَٰهِيمُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub60. Waxay yidhaahdeen: Waxaan maqallay wiil hadal-haya oo la yidhaahdo Ibraahiim.”
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70