caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Anbiyaa, aayadda 59

Makka · kala horreynta soo dejinta 73 · 21:59

قَالُوا۟ مَن فَعَلَ هَٰذَا بِـَٔالِهَتِنَآ إِنَّهُۥ لَمِنَ ٱلظَّٰلِمِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub59. Waxay yidhaahdeen: “Yaa ku falay sidan ilaahyadayada?, Kaasi waa daalime?”
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70