يُؤْتِى ٱلْحِكْمَةَ مَن يَشَآءُ وَمَن يُؤْتَ ٱلْحِكْمَةَ فَقَدْ أُوتِىَ خَيْرًا كَثِيرًا وَمَا يَذَّكَّرُ إِلَّآ أُو۟لُوا۟ ٱلْأَلْبَٰبِ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub269. Wuxuu siiyaa xikmad qofkuu doono, qofkii la siiyona xikmad, waxaa la siiyey khayr tiro badan. ma xusuustaan 'arrinkaa' waxaan aheyn wax garadka.