caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Baqara, aayadda 268

Madiina · kala horreynta soo dejinta 87 · 2:268

ٱلشَّيْطَٰنُ يَعِدُكُمُ ٱلْفَقْرَ وَيَأْمُرُكُم بِٱلْفَحْشَآءِ وَٱللَّهُ يَعِدُكُم مَّغْفِرَةً مِّنْهُ وَفَضْلًا وَٱللَّهُ وَٰسِعٌ عَلِيمٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub268. Shaydaan wuxuu idiinku gooddiyaa faqri, wuxuuna idin amraa inaad ahaataan bakhayllo masuug badan; Allese wuxuu idiin ballan qaadaa denbi dhaaf Xaggiisa ah iyo deeq badan. Alle waa Deeq Ballaadhane, wax kasta Ogsoon.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70