caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Baqara, aayadda 270

Madiina · kala horreynta soo dejinta 87 · 2:270

وَمَآ أَنفَقْتُم مِّن نَّفَقَةٍ أَوْ نَذَرْتُم مِّن نَّذْرٍ فَإِنَّ ٱللَّهَ يَعْلَمُهُۥ وَمَا لِلظَّٰلِمِينَ مِنْ أَنصَارٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub270. Waxaad bixisaanna oo sadaqo ah ama aad nadartaan oo nadar ah, Alle wuu ogsoon yahay. Daalimiinta ma leh wax u soo gargaari (Aakhirada oo u shafeeci).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70