caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Baqara, aayadda 152

Madiina · kala horreynta soo dejinta 87 · 2:152

فَٱذْكُرُونِىٓ أَذْكُرْكُمْ وَٱشْكُرُوا۟ لِى وَلَا تَكْفُرُونِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub152. Ee i xusa aan idin Xusee [28], oo ii mahad naqa hana iga abaal dhicina [29].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70