إِلَّا عِبَادَكَ مِنْهُمُ ٱلْمُخْلَصِينَ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub40. Addoomahaaga ku jira ee daacadda ah mooyee kuu keli iyo gaar yeela cibaadada.