ٱلَّذِينَ يُوفُونَ بِعَهْدِ ٱللَّهِ وَلَا يَنقُضُونَ ٱلْمِيثَٰقَ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub20. Ee ah kuwa oofiya axdiga Alle, oo aan ka bixin ballanka.