caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ar-Ra'd, aayadda 21

Madiina · kala horreynta soo dejinta 96 · 13:21

وَٱلَّذِينَ يَصِلُونَ مَآ أَمَرَ ٱللَّهُ بِهِۦٓ أَن يُوصَلَ وَيَخْشَوْنَ رَبَّهُمْ وَيَخَافُونَ سُوٓءَ ٱلْحِسَابِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub21. Kuwa xidhiidhiya waxa uu Alle amray in la xidhiidhiyo [13], oo ka baqa Rabbigood, kana cabsada Xisaab Daran.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70