caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yusuf, aayadda 95

Makka · kala horreynta soo dejinta 53 · 12:95

قَالُوا۟ تَٱللَّهِ إِنَّكَ لَفِى ضَلَٰلِكَ ٱلْقَدِيمِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub95. Waxay yidhaahdeen: Tallaahi! Waxaad ku sugan tahay gefkaagii hore.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70