caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ad-Dhuhaa, aayadda 3

Makka · kala horreynta soo dejinta 11 · 93:3

مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Rabbigaa kaama tagin (Nabi Muxammadow), mana uu kuu cadhoon.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70