فَصَبَّ عَلَيْهِمْ رَبُّكَ سَوْطَ عَذَابٍ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub13. Markaasuu Rabbigaa ku shubay korkooda noocyo kala duwan oo cadaab daran ah.