caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ghaashiya, aayadda 21

Makka · kala horreynta soo dejinta 68 · 88:21

فَذَكِّرْ إِنَّمَآ أَنتَ مُذَكِّرٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub21. Ee waani (dadka), waayo waxaad adigu (Nabiyow) uun tahay waaniye.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70